Saciid Ciise: “Halista siyaasad ahaan ugu weyn ee ka taagan Laascaanood waxay tahay..”

Gobonimodoonkii Soomaaliyeed waxey halgankoodii xornimadoonka ka fogeeyeen iney madaxbanaanidii ku raadiyaan dagaal qabiil iyo mid dariiqo diinmeed oo ah laba masiibo oo kala dhantaasha midnimada shacabka. Jamhuuriyada Soomaaliya markii ay dhalatay waxaa la curiyey maamul goboleedyo kooban oo waaweyn, waxaana sidaas loo sameeyey in la isku xajiyo isku haynta wadajirka shacabka Soomaaliyeed oo beelo u … Continue reading Saciid Ciise: “Halista siyaasad ahaan ugu weyn ee ka taagan Laascaanood waxay tahay..”